(Sawirro) Madaxweyne Deni oo olole doorasho oo yaab leh ka sameeyey Qardho
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ahna Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka KAAH ayaa galabta magaalada Qardho ka sameeyey oloe doorasho oo dad badan ka yaabiyey. Deni...