Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar shaqo ku tagay Qardho ayaa xarigga kajaray xarunta la socodka iyo la dagaalanka Ayaxa ee Soomaaliya oo...
Maamulka Puntland ayaa soo saaray amar mamnuucday in degaanadeeda la soo galiyo dhamaan noocyada diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Drone (Unmanned aerial vehicle). Warxaafadeed kasoo...
WAR-SAXAAFADEED Iyadoo si nabad ah ay ku soo gebagebowday codbixintii iyo ku dhawaaqista natiijada hordhaca ah ee hanaanka doorashada ‘hal qof iyo hal cod’ ee...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa shaaciyay in dagaalkii ka dhacay magaalada Guriceel ku lug lahaayeen dad Soomaali ah ay ku...
WAR-SAXAAFADEED Wakiillo ka socda Qaramada Midoobay ayaa maanta booqday Qardho si ay u muujiyaan sida ay u garab taagan yihiin dadka reer Puntland iyadoo muwaadiniintu...