Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni,oo caawa Telefishinada iyo Warbaahinta Bulshada si toos ah ugala hadlay dadweynaha, ayaa ku baaqay in laga shaqeeyo midnimada, amniga...
Masuuliyiin horey xilal uga soo qabatay Dowladda Soomaaliya iyo maamulka Puntland ayaa yeeshay kulan iyagoo ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo dagaalka...
Wasiirka Amniga maamulka Puntland C/Samad Galan ayaa ka hadlay Wararka sheegaya in ciidanka Gorgor ay qeyb ka ahaayeen dagaalkii ka dhacay magaalada Bosaaso ee xarunta...