(Akhriso) Garyaqaanka guud ee Puntland oo go’aan ka soo saaray khilaafka Gaas & Camey
Garyaqaanka guud ee Maamulka Puntland Maxamed Yuusuf Max’uud ayaa caddeeyay in madaxweyne ku xigeenka Puntland uusan awood u lahayn magacaabista guddiga xallinta khilaafaadka iyo ansixinta...