Qarax ayaa la soo sheegayaa in caawa laga maqlay magaalada Boosaaso ee gobolka Bari, kaasoo wararku sheegayaan inuu geystay khasaare nafeed. Warka ayaa intaas ku...
Kooxda Daacish ayaa dhawaan shaacisay in dagaal xoogan oo ay Al Shabaab kula galeen deegaan kuyaala duleedka degmada Qandala ee gobolka Bari ku dileen dagaalyahano...
War kasoo baxay kooxda Daacish ee ka dagaalanta wadamo ay Soomaaliya kamid tahay ayaa lagu sheegay in dagaalyahanadooda ay dileen xubno katirsan Ururka Al Shabaab...
Madaxweynaha Puntland oo Dalacsiin U Sameeyey Qaarkamida Saraakiil Ka Tirsan Ciidanka Difaaca Dowladda Puntland. Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa digreeto ka soo baxaday xafiiskiisa...
Waxaa maanta lagu balan sanaa in Maxkamada sare ee maamulka Puntland dhageesato Dacwad u dhaxeysa Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiweli Gaas iyo kuxigeenkiisa Cabdixakiin Cameey. Qoraal...
Waxaa maanta xarunta Maxkamada sare ee Puntland ee magaalada Garawe ka bilaabaneysa dhageysiga dacwada u dhaxeysa Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Gaas iyo kuxigeenkiisa C/xakiin Camey....