Puntland: Miisaaniyadii abid ugu badneyd ee sanadka 2023 oo la ansixiyey (Sawirro)
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenada ayaa maanta shir-guddoomiyey fadhiga 13-aad ee Kalfadhiga 51-aad Golaha Wakiillada Dawladda...