Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegayaan in caawa uu magaaladaas ka dhacay qarax sababay dhimasho iyo dhaawac. Qaraxa oo jugtiisa...
Waxaa lagu wadaa in 15-ka bishan magaalada Garawe in uu ka furmo shir loogu magac daray Shirka Wada-tashiga Puntland, waxaana shirkan lagu casuumay kana soo qeyb...
Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa maalinta beri oo Sabti ah la filayaa inuu ku laabto Magaalada Garoowe. Gaas oo qoraal...
Maamulka Puntland ayaa ku tilmaamay nasiib daro weyn dagaalkii Ciidamada dowladda Soomaaliya ku qaadeen Xaruntii Ahlusunna ee magaalada Dhuusamareeb oo ugu dambeyn ay la wareegeen....
Puntland ayaa war kulul ka soo saartay dagaalkii saaka ka dhacay degaano ka tirsan Gobolka Sanaag, kaasoo dhexmaray ciidamo ka tirsan Puntland iyo Somaliland. Qoraal...