Weriye caan ah oo loo magacabay afhayeenka cusub ee Maamulka Puntland
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdulllahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 24, May, 12, 2019 ku Magacaabay Afhayeenka Madaxtooyada Dowladda Puntland Madaxweynaha Dowladda Puntland. Markuu...