Madaxweyne Deni oo u digay dad uu sheegay iney kicinayaan dhalinyarada Puntland
Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa digniin adag u diray dad uu sheegay inay kicinayaan dhalinyarada Puntland si ay isaga horkeenaan shacabka iyo maamulka. Hadalkan...