Ciidamada amaanka maamulka Puntland ayaa howlgal ay ka sameeyeen magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari waxa ay kusoo qabteen waxyaabaha qarxa oo la doonayay in...
Ciidamo ka tirsan kuwa amniga dowlad goboleedka Puntland ayaa la soo dhoobay wadooyinka Magaalada Garoowe, kuwaasoo ku hubeysan gaadiid dagaal sida ay sheegayaan wararka halkaas...
Sida ay sheegayaan Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso Maxkamadda Darajada koowaad ee Gobolka Bari ayaa amartay in xabsiga laga sii daayo xubno ka mid...
Duqa Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari C/salaan Bashiir ayaa sharaxaad ka bixiyey sababta loo xiray Masuuliyiintii guddiga dib u dhiska wadada Magaalada Boosaaso oo maalintii...