Puntland oo War ka soo saartay doorashadii ka dhacday Kismaayo (Akhriso)
Maamulka Puntland ayaa War ka soo saaray doorashadii gudoonka baarlamanka Jubbaland iyo ku-xigeenadiisa oo manta ka dhacday Magaalada Kismaayo. War-saxaafadeed goor dhow ka soo baxay...