Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Deni iyo danjire Staffan Tillander? (Sawirro)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kulan kula qaatay Qasriga Madaxtooyada Garoowe wefti balaadhan oo uu hogaaminayo Safiirka dalka Sweden ee Soomaaliya...