Maxaa ka jira in Cabdixakiin Dhoobo Daareed loo magacaabayo Safiir ?
Warbaahinta qaar iyo baraha bulshada ayaa saacadihii lasoo dhaafay lagu baahiyay warar sheegayay in Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka maamulka Puntland Cabdixakiin Dhoobo daareed loo magacaabayo...