Jubbaland oo soo bandhigtay Al-Shabaabkii ugu badnaa ee isku soo dhiibay (Sawirro)
Hay’adda Nabad-sugidda iyo sirdoonka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo kusoo bandhigtay 8 nin oo kamid ahaa kooxda argagixisadda Al-Shabaab. Qoraal ay soo saartay NISA Jubbaland ayaa...