Dil toorey loo adeegsaday oo loo geestay Wariye C/risaaq Siciid Cismaan
Wararka ka imaanaya Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee maamulka Puntland ayaa sheegaya in kooxo toorey ku hubeesan xalay magaaladaasi ku dileen Wariye C/risaaq Siciid Cismaan oo ka...