Wasiir Jamaal Maxamed Xasan oo maanta kamid noqonaya Xildhibaanada Golaga Shacabka
Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Garawe ee xarunta maamulka Puntland ka dhacdo doorashada kursi uu dhawaan iska casilay Dhahar Cali Faarax oo hada laga dhigay...