Gaas & Nicholas Haysom oo kulankii ugu horeeyey ku yeeshay Garoowe (Daawo Sawirro)
Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa maanta Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay wefdi uu hogaaminayo Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliaya Ambassador Nicholas...