Madaxweyne Farmaajo oo Balan qaad Muhiim ah u sameeyay Maamul goboleedyada(Daawo Sawirada)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb-galay munaasabad xalay lagu caleema-saaray Madaxda Dowlad Goboleedka Puntland ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ay...