Madaxweyne Deni oo la kulmay qaar ka mid ah safiirada dalalka caalamka (Sawirro)
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qasriga madaxtooyada Puntland ee magaalada Garoowe ku qaabilay Safiirada Dalalka Imaaraadka Carabta, Sweden, UK, Germany, Qadar, Suudaan, Masar, iyo...