Golaha Wakiilada Puntland oo go’aan ka gaaray Wasiiro la horkeenay (Daawo Sawirada)
Madaxweynaha Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta horgeeyey Golihiisa cusub ee Wasiirada Golaha Wakiillada ee Maamul Goboleedka Puntland oo ku gudajira hawl-maalmeedkooda shaqo ee...