Madaxweyne Deni: “Haween Bastoolado dad ku handadaya ayaa lagu arkay Boosaaso”
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa sheegay inay jiraan dumar badan oo ka tirsan kooxaha loogu yeero argagixisada. Madaxweyne Deni ayaa hadalkan ka sheegay munaasabada...