Musharaxiinta ku tartameysa Lix kursi oo beri lagu dooranayo Garawe oo la shaaciyay
Guddiga doorashada heer dowlad goboleed Puntland ayaa maanta diiwaangeliyay musharaxiinta ku tartameysa lixda kursi ee ugu dambeeya Xildhibaanada laga soo dooranayo deegaanada Puntland. Qoraal kasoo...