Dab dhimasho & dhaawac geystay oo baabi’iyey dukaan ku yaalla Garoowe (Daawo Sawirro)
Dab ka dhashay haanta keydisa gaaska cuntada lagu karsado ayaa maanta qabsaday goob ganacsi oo ku taalla bartamaha magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland. Goob joogayaal...