Xasan Shiikh iyo Siyaasiyiin kale oo lagu soo dhoweeyey Garoowe (Daawo Sawirro)
Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo Madaxweynihii hore ee Somalia ahna guddoomiyaha Xisbiga Midowga Nabadda & Horumarka Hassan Shiikh Mohamud ayaa gaaray Magaalada Garowe ee xarunta...