Deni & James Swan oo ka wada hadlay xalinta khilaafka dowlada Somalia & Jubbaland (Sawirro)
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku soo dhoweeyey wefdi balaaran oo uu hogaaminayo Ergeyga gaarka ah ee Qaramada...