Gudoomiye Dhoobo Daareed oo lagu soo dhaweeyay gobolka uu kasoo jeedo (Sawirro)
Gudoomiyihii Baarlamaanka maamulka Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo Daareed) oo khamiistii Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Puntland xilka ka qaadeen ayaa isaga tagay magaalada Garawe oo horey u...