Caburin, handadaad iyo cabsi gelin la sheegayo in lagu hayo odayaasha beelaha Jubbaland ayaa saacadba saacada ka dambeysa iska soo tareysa magaalada Kismaayo kuwaasoo si...
Guddiga Madaxa banaan ee xuduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland oo war saxaafadeed soo saarey ayaa ka warbixiyey wixii u qabsoomey maalintii la magacaabey illaa hadda. War...
Wararka naga soo gaaraya Magaalda Kismaayo ayaa sheegaya in halkaasi caawa dabley hubeysan ay ku dhaawaceen Suldaan Rashiid Dhure oo ka mid ah odayaasha dhaqanka...
Waxaa maanta magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ka dhacay banaan bax looga soo horjeeday in faragalin lagu sameeyo doorashada dhawaan la filayo...
Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in maanta qeybo badan oo kamid ah magaaladaasi lagu arkay ciidamo cusub...
Xeer Ilaaliyaha guud ee ciidamada maamulka Jubbaland Gaashaanle Dhaxe Maxamed Axmed Yaasiin ayaa amaro adag dul dhigay ciidamada kala duwan ee maamulka Jubbaland inta lagu...