Guddiga Madaxa bannaan ee xuduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland ayaa sheegay in uu soo gabagaboobey waqtigii loogu tala galay in ay odayaasha dhaqanku ku soo xulaan...
Wafdigii ka socday Urur Goboleedka IGAD oo Magaalada Kismaayo u jooga si ay ugu kuur galaan habsami u socdka doorashooyinka Jubbaland ayaa maanta la kulmay...
Ciidamada Dab-damiska dowlad goboleedka Jubbaland ayaa ku guuleystay in ay damiyaan dab saaka waaberigii ka kacay xarun ganacsi oo ku taalla Isgoyska Aargo ee bartamaha...
Wafdi ka socda urur goboleedka IGAD oo uu hogaaminayo wakiilka IGAD ee Soomaaliya Dr. Maxamed Guyow oo booqasho shaqo ku jooga Magaalada Kismaayo ee Caasimada...
Taliska Guutada 10aad ee Ciidamada Xooga Dalka ee Gobalka ee Gedo ayaa sheegay in Magaalada Baardheere ee Gobalka Gedo laga furayo Taliska laga hagayo dib...
Guddiga madaxa bannaan ee Xuduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Kismaayo ayaa faah faahin ka bixiyey halka ay marayso soo...
Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan oo Saxaafada la hadlay ayaa ka warbixiyay shir ay yeesheen Madaxweynaha Jubbaland oo ay weheliyaan...