Axmed Madoobe oo ka hadlay Xildhibaanada cusub ee loo dhaariyey Jubbaland
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa hambalyo u diray Xildhibaanada Baarlamaanka Labaad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland. Madaxweynahu wuxuu xubnahan Cusub ee kamid...