Jen. Tigabu Yilma oo maanta tagaya Kismaayo iyo xog ku aadan u jeedka Socdaalkiisa
Warar lagu kaloonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in maanta magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ay kusii jeedaan Taliyaha Guud ee Ciidamada AMISOM...