Dowlada federaalka Soomaaliya ayaa xanibtay duulimaadyadii aadi jiray magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland, halkaas oo la filayo in dhawaan ka dhacdo xaflad...
Hey’adda Duulista Hawada Soomaaliya ayaa soo saartay manta mar kale amar gebi ahaanba lagu hakiyay duulimaadyadii tegi jireen Kismaayo laga bilaabo maanta oo ku beegan...
War Saxaafadeed Caawa kasoo baxay maamulka Jubbaland ayaa looga hadlay is hortaagii maanta dowlada federaalka Soomaaliya ku sameeysay Madaxweynhihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, ahna hoggaamiyaha xisbiga Himilo Qaran Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo xubno la socda ayaa muddo saacado ah ku xayirnaa groonka dayuuradaha...
Maamul goboleedka Jubbaland ayaa ku eedeeyay dowlada federaalka Soomaaliya in ay wado qorshayaal ay xiisad uga abuureyso magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubadda Hoose. War...