Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa sheegay in dib u doorashadiisa kadib ay socdaan dadaalo lagu xalinayo wixii tabashooyin ah ee jira albaabaduna ay u...
Xildhibaan Aadan barre Ducaale oo ka mid ah Xildhibaanada ka socda dowladda Kenya ee ka qeyb galay xafladii caleema saarka Axmed Madoobe ayaa sheegay in...
Waxaa magaalada Kismaayo ka socota munaasabad lagu caleemo saarayo Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe),waxaana munaasabada ka qeyb galaya madax kala duwan oo...
Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbalabd waxaa saacadaha soo socda lagu wadaa in ay ka dhacdo munaasabad weyn oo lagu caleemo saarayo Madaxweynaha...
Waxaa saacadaha soo socda lagu wadaa in magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose lagu caleemo saaro Madaxweynaha sharciyadiisa shakiga la galiyay ee Jubbaland Axmed...
Kenya ayaa wafdi u direysa magaalada Kismaayo si ay uga qeyb galaan caleemo saarka Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe). Hogaamiyaha aqlabiyadda Kenya, Aadan Barre...
Madaxweynihii hore ee Somalia Shariif Sheekh Axmed ayaa nasiib daro ku tilmaamay in soddon sano kadib Soomaaliya loo celiyo nidaam kali talis ah. Shariif ayaa...
Waxaa magaalada Kismaayo ka socda galabta illaa caawa kulamo u muuqda dhoolatus siyaasadeed oo ay sameynayaan madaxii maanta gaartay halkaas si ay uga qeyb galaan...
Ka dib markii dowlada Somalia ay qaaday xanibaadii saarneyd duulimaadyada magaalada Kismaayo ayaa waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhoofay, wufuud ay kala horkacayaan madaxdii hore...