Guddi uu magacaabay Baarlamanka Somalia oo galabta ka degay Kismaayo (Sawirro)
Guddiga KMG ee diyaarinta Sharciga Doorashooyinka qaran oo Maalmahan Socdaal Shaqo ku Marayay dowlad Goboleedyada dalka ayaa galabta gaaray Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG ah...