(Sawiro) Ciidanka Xoogga dalka oo howlgalo ka wada degaano ku dhow Jamaame
Ciidamada Xoogga dalka qeybta 43aad ee deegaanada Jubaland ayaa labaddii maalmood ee la soo dhaafay howlgalo qorsheysan ka waday degaanada u dhexeeya Degmooyinka Kismaayo iyo...