Jubbaland oo sheegtay iney la dagaalameyso ciidamada dowladu geysay Gedo
Wasiirka Warfaafinta Maamulka Jubbaland oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Kismaayo sheegay in heegan buuxa la geeliyay Ciidanka maamulkaas. Hadalka ayaa yimid ka dib kulan uu...