Jubbaland oo go’aan ka qaadatay sharciyo ay ansixiyeen labada gole ee Baarlamanka
Madaxweyne ku-xigeenka 2-aad ee dowlad-goboleedka Jubbaland Cabdulqaadir Xaaji Maxamuud ayaa maanta shir gudoomiyey kulanka golaha wasiirada dowlad goboleedka Jubbaland. Shirka ayaa looga hadlay qodobo muhiim...