Dagaal u dhaxeeya Ciidamada dowlada iyo kuwa Jubbaland oo ka bilowday Balad Xaawo
Wararka ka imaanaya degmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in halkaas goordhaw ka bilowday dagaal u dhaxeeya ciidamo taabacsan dowlada federaalka Soomaaliya iyo...