Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in ciidamada dowlada Soomaaliya ee ku sugan degmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo isku soo dhiibay Wasiir...
Wasaaradda maaliyada Jubbaland ayaa hakisay ka qeyb galka shirarka looga arrinsanayo arrimaha maaliyada iyo deyn cafinta ee ay Hormuudka ka tahay DFS. Qoraal ay soo...
Xildhibaannada iyo mas’uuliyiinta Soomaalida Kenya ee laga soo doorto degmada xadka ku taalla ee Mandhera oo galabta shir jaraa’id qabtay ayaa mar kale sheegay inaysan...
Ciidamada milatariga Kenya ee ku sugan xadka u dhaxeeya degmooyinka Balad Xaawo iyo Mandheera ayaa lagu soo waramayaa in madaafiic saakay ku garaaceen xaafado katirsan...
Wararka ka imaanaya degmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in saakay xaalada tahay mid degan, waxaana degmadaasi si buuxda gacanta ugu haya ciidanka...