Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta kMG ee maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in dagaal saacadihii lasoo dhaafay ka socday duleedka Kismaayo lagu dilay dad...
Guddoomiyihii degaanka Raas-Kambooni ee gobolka J/hoose ayaa la soo sheegayaa inuu ku geeriyooday qarax miino oo lala beegsaday gaadiid uu la socday. Qaraxa oo ka...
Guddiga ka hortagga xanuunka Coronavirus ee dowlad goboleedka Jubaland ayaa soo saaray awaamiir ku saabsan ka hortagga faafidda cudurka COVID-19. War-saxaafadeed ka soo baxay guddigaas,...
Ciidanka kumaandooska Soomaaliya ee Danab ayaa la sheegay in deegaanka Buulo Gaduud ee duleedka magaalada Kismaayo ku fashiliyeen kuna qarxiyeen labo gaari oo waxyaabaha qarxa...
Maamulka Jubbaland ayaa taageero u muujiyey War-murtiyeedkii ka soo baxay Shirkii Wadatashiga Puntland ee shalay lagu soo gebagebeeyey Garowe. War-Saxaafadeed kasoo Baxay Xafiiska Madaxweynaha Maamulka...
Waxaa qorey: Gaashaanle Mahad Islaam Taliyaha Daraawiishta Jubbaland ee degmada Afmadow Bismillaah, Marka hore waxaan salaamayaa dhammaan ummada Soomaaliyeed dal iyo dibadba, si gaar ah...
Maamulka Jubbaland ayaa wali wada abaabul dagaal ay ku doonayaan in ay dib ula wareegaan degmada Balad Xaawo iyo degmooyin kale oo katiran gobolka Gedo...