Axmed Madoobe oo xaruntiisa ku qaabilay C/rashiid Xiddig iyo xubno kale (Sawirro)
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Masuuliyiinta Golaha isbadal doonka Jubbaland. Waxaa Madaxweynahu uu masuuliyiintan u sameeyay Afur...