Category : JUBALAND
Ciidanka Danab oo howlgal ku dilay Ashraf Azmi Abu Hamdan & ilaaladiisa
Howlgal qorsheysan oo ay fuliyeen Ciidanka kumaandoska DF ee Danab ayay sheegeen iney ku dileen mid ka mid saraakiisha ajnabiga ah ee Alshabaab u qaabilsanaa...
Ciidamada Danab oo degaano cusub kala wareegay Al-Shabaab (Sawirro)
Ciidamada Kumandoska Xoogga Dalka ee Danab ayaa sheegay iney Al-shabaab ka saareen degaano ka tirsan gobolka Jubadda Hoose, ka dib howlgal qorsheysan oo ciidamadda Kumaandoska...
[penci_ads id="penci_ads_3"]
Xiddig oo sheegay iney dacwad ku soo oogayaan Wakiilka Midowga Afrika ee Somalia
Xildhibaan C/rashiid Maxamed Xidig oo ka mid ahaa xubnihii Isbedeldoonka Jubbaland ee la heshiiyey Axmed Madoobe ayaa sheegay inay dacwad ku soo oogayaan Wakiilka Midowga...
Wararkii ugu dambeeyey dagaal ka dhacay degaanka Dhoobley & khasaare ka dhashay
Dagaal culus ayaa xalay ka dhacay degmada Dhoobley oo ku taalla xadka gobolka J/hoose uu la wadaago Kenya kaasoo dhexmaray ciidamada daraawiishta Jubbaland iyo xoogag...
Maxay Axmed Madoobe & C/rashiid Xiddig u tageen maanta Goobweyn? (Sawirro)
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo Masuuliyiin kala duwan oo uu kamid yahay Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig iyo qaar kamid ah Masuuliyiinta...
Ciidamo ka amar qaata Axmed Madoobe oo hoygeeda kala baxay Aamino Shukri Ibraahim
Ciidamo ka tirsan Madaxtooyada Jubbaland ayaa la sheegay iney hoygeeda oo ku yaalla magaalada Kismaayo kala baxeen haweeney caan ah oo ka tirsan dadka mucaaradsan...
(Sawirro) Axmed Madoobe oo la kulmay Saraakiil & Waxgarad ka soo horjeeday
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed ayaa maanta kulan la qaatay Janaraal Cabdi Mahdi iyo Nabadoon Cali Xuseen Nuur Cali Dheere oo kamid ah...
(Sawirro) Askari ka tirsanaa ciidanka Ilaalada Axmed Madoobe oo xukun dil ah lagu fuliyey
Maxkamada ciidamada qalabka sida ee maamulka Jubbaland ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay Askari ka tirsanaa Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada maamulkaas, kaasoo xalay magaalada ku...
Wasiir ka tirsan Jubbaland oo geeriyooday & Axmed Madoobe oo ka hadlay
Allaha u naxariistee wasiirkii wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta sare ee Jubbaland Macalin Maxamed Ibraahim Maxamuud ayaa fiidnimada caawa ah ku geeriyooday isbitaal ku yaalla dalka...