Sida ay sheegayaan warar caawa naga soo gaaray Magaalada Jubbada hoose qarax ayaa caawa ka dhacay hoyga uu magaaladaas ka degan yahay Guddoomiye ku Xigeenka...
Kadib howlgal qorsheysan oo ay ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandoska xoogga dalka ka fuliyeen gobolka Jubada dhexe ayay ku dileen taliyihii Al-Shabaab...
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in xalay kooxo hubeysan ay bambo gacmeed ku weerareen goob lagu caweeyo oo...
Hawlgallo ay ciidanka Nabad-sugidda iyo sirdoonka Jubbaland ka sameeyeen xaafadaha Magaalada Kismaayo ayaa lagu soo qabtay saddex ruux oo ka tirsan Shabaab. Saraakiisha NISA ayaa...
Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbaland ayaa magacaabay Guddi baaritaan ku sameeya dhacdadii 22-kii bishan ka dhacday duleedka Ceelwaaq oo Ciidamo ka tirsan Kenya ku dileen dad rayid...
Qarax weyn ayaa la soo sheegayaa inuu goor dhow ka dhacay magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada hoose sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya....
Urur ay ku mideysan yihiin dhaqaatiirta qaabilsan Qaliinka ayaa maanta looga dhawaaqay magaalada Muqdisho caasimada Somalia. Munaasabad ay ka soo qeyb galeen dhaqaatiirta Qaliinka qaarkood...