Dowlada Soomaaliya ayaa shalay diyaarado ku geesay gobolka Gedo ciidamo badan oo loogu tala galay in lagu xoojiyo ciidamada dowlada ee ku sugan degmada Balad...
Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa mar kale ku eedeysay DF faragelin iyo khal-khal amni oo ay ka waddo gobolka Gedo. War saxaafadeed ka soo baxay Jubbaland...
Kooxo hubeysan ayaa caawa magaalada Kismaayo ku dilay dhaqtar caan ah oo la oran jiray Dr. Yuusuf Axmed (Yuusuf yare). Dableyda fulisay ayaa dhaqtarka ugu...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa ogolaaday codsi uga yimid Midowga musharaxiinta oo ku aadanaa in uu bedelo xubnaha guddiga doorashada ku matalaya...
Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya degmada Belad-xaawo ee gobolka Gedo askari ka tirsan ciidamada dowlada ee halkaas ku sugan ayaa toogasho ku dilay...