Dagaalyahano hubeesan oo katirsan Al Shabaab ayaa xalay weerar qorsheesan ku qaaday saldhig ay ciidamada milatariga dowlada Soomaaliya ku leeyihiin degmada Luuq ee gobolka Gedo....
Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa hab maqal iyo muuqaal ah ku gudoomiyay shirkan oo diirada lagu saarayo Xaalada abaaraha ee ka jira...
Waxaa maanta galinka dembi lagu wadaa in magaalada Muqdisho soo gaaro Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) oo la filayo in uu ka...
Maamulka Jubbaland ayaa ugu baaqday dowladda Federaalka inay garawshiyo iyo raalli gelin ka bixiso tallaabadii lagu weeraray Musharaxiinta. War-saxaafadeed ka soo baxay Jubbaland ayaa sidoo...
Waxaa maanta degmooyin katirsan gobolka Gedo ka dhacay banaan baxyo looga soo horjeeday Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe sidoo kale lagu taageerayay Madaxweyne Farmaajo oo...
Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in wakiilada beesha caalamka kuwooda ugu saameynta badan ay cadaadis ku saareen Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe in...