Axmed Madoobe & Taliyaha AFRICOM oo qodobo Muhiim ah ka wada hadlay (Sawirro)
Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Kulan la qaatay Taliyaha howlgalka Maraykanka ee Africom Jeneraal Stephen Townsend, oo booqasho ku tagay magaalada Kismaayo. Stephen...