Saraakiil katirsan Booliiska AMISOM oo gaaray Garbahaarey iyo Ujeedkooda oo la ogaaday
Waxaa maanta magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo gaaray saraakiil katirsan ciidamada nabad ilaalinta AMISOM gaar ahaan kuwa booliiska ,waxaana halkaasi kusoo dhaweeyay masuuliyiin katirsan...