Senatarkii ugu horeeyay ee kamid noqonaya Aqalka sare oo goordhaw la doortay
Waxaa goordhaw Xildhibaanada dowlad goboleedka Jubbaland magaalada Kismaayo ku doorteen Senatarkii ugu horeeyay ee kamid noqonaya Baarlamaanka 11-aad ee federaalka Soomaaliya. Doorashada Aqalka sare ee...