Axmed Madoobe oo galabta soo gaaray Muqdisho laguna soo dhaweeyay ( Daawo Sawirada)
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka. Axmed Madoobe iyo wefdiga...