Axmed Madoobe oo Kulan Xasaasi ah la qaatay Saraakiil Mareykan ah (Sawirro)
Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Taliyaha Howlgalka Maraykanka ee Soomaaliya Kornayl Thomas Sarrouf iyo sarakiil kale. Kulanka ayaa...