Ciidamada Danab iyo kuwa NISA oo howlgal qorsheesan si wadajir ah u fuliyay (Sawirro)
Ciidamada milatariga Soomaaliya gaar ahaan Ururka 5Aad Guutada 16aad Ee Kumaandosta Danab iyo ciidamada Nabad Sugida Jubbaland ayaa howlgal qorsheesan ka fuliyay deegaano kuyaala duleedka...